Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Amniga oo laga soo celiyey Magaalada Hargeysa

Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya C/casiis Ibraahim Xildhibaan ayaa dib looga soo celiyay maanta magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland C/casiis Xildhibaan ayaa baraha bulshada soo dhigay sawir muujinaya isagoo ku sugan Garoonka magaalada Hargeysa, kadib markii loo diiday inuu magaalada galo Waxaa uu xusay in loo sheegay inuu Ajnabi yahay oo uu … Continue reading Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Amniga oo laga soo celiyey Magaalada Hargeysa